wadahadalkii siyaasadeed ee u dhaxeeyey madaxwaynaha iyo xisbiyada mucaaridka oo Dib U Furmaya
Maayarka Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Siyaasi Cali Warancadde oo goordhaweyd saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dib loo furayo wadahadalladii siyaasaddeed ee madaxwaynaha iyo xisbiyada Mucaaridka ah.