Shacabka Austria oo maanta dooranaya Baarlamaan Cusub

0
414

Shacabka Austria oo maanta dooranaya Baarlamaan Cusub

Shacabka Austrians ayaa maanta u dareeray doorashada Baarlamaaniga ah, iyadoo la loo badinayo in guul uu gaaro ra’isul waaarihii hore Mr Sebastian Kurz.

Dowladii hore ee Isbaheysiga ayaa la kala diray bilowgii sanadkaan kadib markii lagu helay eedo Musuq Maasuq.

Dad tiradoodu dhan tahay 6.4 million ayaa Axada maanta ah codbixinaya waxaana la filayaa in xarumaha codbixinta la soo xiro abaara 5-Galabnimo.

Xisbiga Conservative People’s Party oo uu hogaamiyo Sebastian Kurz ayaa la filayaa in uu ku guuleesto kuraasta ugu badan, balse wuxuu baahnaan doonaa xisbiyada kale si loo soo dhiso dowlad Cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here