RASMI : Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka laabtay dacwad uu ka gudbiyay Gaas
Madaxweyne kuxigeenka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Camey ayaa ka laabtay dacwad uu ku soo oogay Madaxweyne Gaas, kaddib khilaaf ka dhashay Guddiga xalinta Khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada.
Qoraal uu u diray Maxkamadda Sare ee Puntland ayuu ku shaaciyay inuu ka laabtay dacwadaas.
Halkan hoose ka akhriso:-