DAAWO : Prof Samatar Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Soomaalida Ku Yeelan Karo Kulan Saddex Geesood Ah Oo Dhex-Maray Imaaraadka Carabta, Itoobiya Iyo Eritrea

0
581

DAAWO : Prof Samatar Oo Ka Hadlay Saamaynta Uu Soomaalida Ku Yeelan Karo Kulan Saddex Geesood Ah Oo Dhex-Maray Imaaraadka Carabta, Itoobiya Iyo Eritrea

Magaalada Abu-Dhabi waxaa shalay ka dhacay kulan saddex geesood ah oo dhexmaray madaxda, Imaaraadka, Ethiopia iyo Eritrea.

Dhaxalsugaha Imaaradda Abu-Dhabi, Maxamed Bin Zaayid ayaa qasriga madaxtooyada kula kulmay ra’iisul wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed iyo Madaxweynaha Eritrea, Afwerki.

Sida uu qoray wargeyska The Gulf-News, Bin Bin Zaayid ayaa amaanay heshisika dhexmaray Eritrea iyo Ethiopia.

Haddaba maxaa lagu qiimeyn karaa kulanka saddex geesoodka ee shalay Abu Dhabi ku dhexmaray Eritrea, Ethipoia iyo Imaaraadka. Muxuu yahay hadafka xilliga fog ee Imaaraadku uu ka leeyahay Geeska Africa.

Su’aallahaasi iyo kuwo kale ayaa Jaamac Buule Jaamac uu weydiiyay Prof. Cabdi Ismacil Samatar, oo barre ka ah Jaamacadda Minnesota ee.

halkan hoose ka DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here