ONLF Oo ku eedeysay dawladda Itoobiya in ay ka baxday heshiiskii nabadeed ee 2018
ONLF ayaa ku eedeysay dawladda Itoobiya in ay ka baxday heshiiskii nabadeed ee 2018, taasoo muujinaysa in aanay ka go’nayn isbeddel dimuqraadi ah iyo nabad waarta.
War-saxaafadeed kasoo baxay ONLF ayaa lagu sheegay in cadaadis iyo xayiraad sharci darro ah lagu hayo xubnihiisa, taasoo caqabad ku ah ka-qaybgalka siyaasadeed ee shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Itoobiya.