Maxaa ka jira in dowladda Mareykaka ay adeegsatay qof kale oo loo ekeysiiyay Biden?

0
321

Maxaa ka jira in dowladda Mareykaka ay adeegsatay qof kale oo loo ekeysiiyay Biden?

Qaar ka tirsan dadka isticmaala baraha bulshada ayaa si been abuur ah u sheegaya in muuqaal laga soo duubay madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, uu qofka ka muuqda yahay nin kale oo loo ekeysiiyay Biden.

Muuqaallada loo adeegsado tiknoolojiyadda loo yaqaanno “deepfake” ayaa ah kuwo ay ujeeddadoodu tahay in qof uu iska dhigo inuu sheegayo ama samaynayo wax uusan samaynin qofkii saxda ahaa

 

Bbcsomali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here