Mareykanka oo xiray dhalinyaro Soomaali ah oo ku biiri rabtay kooxda Daacish

0
486

Mareykanka oo xiray dhalinyaro Soomaali ah oo ku biiri rabtay kooxda Daacish

Waaxda arimaha dibada Mareykanka ayaa shaacisay in Isniintii in ay xirtay laba wiil oo soomaali ah kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay u safri rabeen wadanka Masar.

Mareykanka ayaa sheegay in labadan wiil oo qaxooti ahaan ku joogay Mareykanka ay qorsheynayeen in ay ku biiraan kooxda Daacish ee ku sugan gobolka Siinaay.

Magacyada dhalinyaradan oo lagu kala magacaabo Axmed Mahad Maxamed oo 21 jir ahaa iyo Cabdi Yamani Xuseen 20 jir ah ayaa ku noolaa degmada Tuscon ee gobolka Arizona.

Sargaal u hadlay FBI da mareykanka ayaa sheegay in maxkamada Fedaraalka ee gobolka in dhalinyaradan ay doonayeen in ay dilaan dad badan iyaga oo aaminsan Fikirkooda.

Kooxda Daacish ayaa sanadihii la soo dhaafay wadamada reer galbeedka ka waday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here