Madxwaynaha dalka Ukrain Oo Booqasho Ku Tegay Dalka Jarmarka Iyo Ujeedada Booqashada

0
114

Madxwaynaha dalka Ukrain Oo Booqasho Ku Tegay Dalka Jarmarka Iyo Ujeedada Booqashada

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo socdaallo ku maraya Yurub ayaa markii ugu horeysay tan iyo duulaankii Ruushka ee dalkiisa waxaa uu booqday dalka Jarmalka oo ka mid ah dalalka ka taageera Ukraine Militariga iyo dhaqaalaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here