Thursday, September 24, 2026
Home SAWIRO Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Haray Dhisme Cusub Oo Lagu...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Haray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay’adda Barakacayaasha+SAWIRO

0
901

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Haray Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Hay’adda Barakacayaasha+SAWIRO

Hargeysa (Dalmar-News):-  Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Dhsime Cusub Oo Lagu Kordhiyay Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka Somaliland.

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay hay’adda qaxoontiga iyo barakacaayasha qaranka Somaliland oo ay maal-gelisay xukuumadda Somaliland.

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, eyeglasses

 

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, suit

Image may contain: 5 people, people standing, shoes and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and shoes

Image may contain: car, sky, house and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here