Madaxwayne Cagjar Oo Isku Dhacyada Beelaha ku Eedeeyay Mucaaridka D.D.S.Itoobiya

0
38

Madaxwayne Cagjar Oo Isku Dhacyada Beelaha ku Eedeeyay Mucaaridka D.D.S.Itoobiya

Madaxweyne Mustafe Maxammed Cumar ayaa Mucaaradka ku eedeeyey iney khilaafka jira iyo isku dhaca beelaha ay karaadinayaan Ganacsi siyaasadeed, khilaafaadkaa Ragga wada ayuu uguyeerey ”masiibo quutayaal”.

Wuxuu yidhi Madaxweyne Mustafe isku dhaca dadkaa ehelka iyo walaalo ah maaha in laga raadiyo dano siyaasadeed,Beelaha iskhilaafeyna maaha waxa dhex yaaalaa waxaan laga heshiin karin!,.

Anaguna ka dawlad ahaana waan ka qabaney wixii nagaga gudboonaa,welina waa utureynaa dadkayaga,fursad ayaan siiney odoyaasha dhaqanka iney xaliyaan khilaafkaas.

Anagana ka Dawlad ahaan cidii dhib dame geysata waxaan kuqaban doonaa Gacan bira, Wuxuuna Xusay in Isbadalka ka dib laga soo gudbay Caqabado badan.

Kuwa badan oo kalana laga sii gudbi doonaa laakiin aan ubaahanahey in dadkeena wacyigoodu kore oo katagaan qabyaalada.