Saturday, October 10, 2026
Home WARAR Madaxwaynaha Eritria Oo Booqasho Ku Tagay Sucuudiga Oo Balaayiin Dolar Oo Uu...

Madaxwaynaha Eritria Oo Booqasho Ku Tagay Sucuudiga Oo Balaayiin Dolar Oo Uu Ka Helay Sacuudiga

0
834

Riyaadh (DN):- Madaxwaynaha Eritrea Isais Afwerki ayaa gaadhay Magaalada Jedah ee boqortooyada Sacuudiga kulan gaar ahna la yeeshay Boqor Salman Sacuudiga,Warbaahinta Maraykanka ayaa kawarantay socdaalkani kuna sheegtay mid Maraykanku soo abaabulay oo 2 bilyan oo Dolar Sacuudigu ku abaalmarinayo Xukuumad Eritria oo nabad la qaadatay Dalka ItoobiyaHalka Emaratku 3 bilyan u saxeexay Itoobiya intii uu Raysal wasaare Abiy Ahmed gaadhin Asmara taasi oo dabada ka riixay Maraykanka oo la sheegay in uu waxbadal wayn ku sameeyay siyaasadiisa Geeska Afrika isagoo Eratria u soo dhawaysanaya Jabuutina uu kasii xidhxidhanayo sobobtoo lagu sheegay Shiinaha oo culays wayn ku haya danaha Maraykanka Ee Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here