Friday, September 25, 2026
Home VIDEO Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Ku Soo Rogay Wasiir Cabdinasir Buuni

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Ku Soo Rogay Wasiir Cabdinasir Buuni

0
382

Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ganaax Lacageed Ku Soo Rogay Wasiir Cabdinasir Buuni

Gudiga Anshaxa, Xalinta Khilaafaadka iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa maanta ganaax lacageed ku riday Wasiirka Wasaardda Xidhiidhka Goloyaasha iyo Arimaha Dustuurka Mud: C/naasair Muxumed Xasan Buuni.