Guddoomiye Faysal Oo Eryay Dhammaan Xoghayeyaashii Xisbiga Iyo Dhammaan Madaxda Laamaha Dibadda Ee Xisbigiisa Kadib Shriwaynihii Burco

0
532

Guddoomiye Faysal Oo Eryay Dhammaan Xoghayeyaashii Xisbiga Iyo Dhammaan Madaxda Laamaha Dibadda Ee Xisbigiisa Kadib Shriwaynihii Burco

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa eryay dhammaan xoghayeyaashii xisbigaasi, marka laga reebo kuwii uu magacaabey doorashadii 2017kii ka dib.

Sidoo kale wuxuu Faysal eryay dhammaan madaxda laamaha dibadda ee xisbiga UCID.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here