Dowlada Sweden Oo Ka Quusan La’ Oggolaashaha Turkiga Ee Xubinnimada NATO

0
194

Dowlada Sweden Oo Ka Quusan La’ Oggolaashaha Turkiga Ee Xubinnimada NATO

Dowlada Sweden ayaa rajayneysa in Turkiye uu ansixiyo arjiga ay ku doonayaan inay ku biiraan xulifada NATO iyada oo wali Turkiga iyo Hungary ay hortaagan yihiin codsigaasi.

Waa maxay haddaba sababta ay labadan wadan u diidan yihiin Sweden in ay ka mid noqoto xulidafaas?

Warbxin gaar ah oo aynu ku eegeyno ammuurtan waxa inoo haya wariyaha VOA ee Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.

 

 

Isha voa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here