DEG DEG : Shil Sababay Dhaawacyo Halis ah oo ka dhacay deegaanka Lafaruug ee bereba iyo hargeisa u dhaxeeya

0
936

DEG DEG : Shil Sababay Dhaawacyo Halis ah oo ka dhacay deegaanka Lafaruug ee bereba iyo hargeisa u dhaxeeya

shilkan oo ka dhashay isku dhac ka yimid laba gaadhi oo ah mid nooca mini bus ka ah oo ay lahayd shirkada SAFARSAME iyo gaadhi kale oo ah nooca tagaasida ee Vitzta , ayaa waxa uu sababay dhaawac halis ah oo ku yimid rakaabkii saarnaa labada gaadhi.

goob jooge ka tirsan shabakada dalmarnews ayaa noo xaqiijiyey in dadkii dhaawaca ahaa loo gudbiyey cusbitaal ku yaaal abdaal halkaas oo adeega dagdagaa loogu fuliyey dhaawicii. sidoo kalena loo qaaday dhaawicii halista ahaa dhankaa iyo magaalada berbera.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here