DEG DEG : Madaxweyanaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu xilka qabtay ugu baxay gobolada Bariga Somaliland.

0
1230

DEG DEG : Madaxweyanaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu xilka qabtay ugu baxay gobolada Bariga Somaliland.

War Deg Dega Madaxwaynaha Somaliland oo Hada Safar Ugu Soo Baxay Gobolada Bariga Somaliland Iyo Dareenada Ku Ladhan Safarka Madaxwaynaha

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa Safar Ugu Soo Baxay Gobolada Bariga Somaliland Waxaana Safarka madaxwaynaha Ku Wehelinaaya Xubno Ka Mida Goolaha Wasiiradiisa Xildhibaano Ka Kala Socda Goolaha Wakiilada Iyo Masuliyin Ka Tirsan Xisbiga Talada Dalka Haya
Waxaan Safarkan Madaxwaynuhu Salka Ku Haya Mashaaric Laga Hiir Geliyey Gobolada Saaxil Togdheer Kuwaas Oo Madaxwaynuhu Xadhiga JaRI Doono
Safarkan Ayaa Noqonaaya Safarkii Ugu Horeeyey Ee Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Ugu Baxo Gobolada bariga Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here