DEG DEG : Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Guddiga dib u dhiska Waddooyinka

0
768

DEG DEG : Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Guddiga dib u dhiska Waddooyinka

Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa doortay Guddoomiyaha cusub ee Guddiga dib u dhiska Waddooyinka Muqdisho, kaddib markii uu is casilay Guddoomiyihii hore.

Kulan ka dhacay xarunta Rugta Ganacsiga oo ay ka soo qeyb galeen Masโ€™uuliyiinta Rugta Ganacsiga iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa Cod gacan taag ah waxay ku doorteen Guddoomiyaha cusub ee Guddiga Dib u dhiska Farxaan Xuseen xeydar, halkaย  Labo Guddoomiye kuxigeen loo kala doortay Maxamuud Cumar Caddaan iyo Abshir M Culusow.

akhriso War saxaafadeedka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha:-

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here