Hargeysa (DN):- Agaasimihii wasaarada warfaafinta ee uu madaxweyne Muuse Biixi maanta xilka ka qaadey ayaa waxaa uu ka Hadley xil ka qaadistiisa lagu sameeyey waxaana uu qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook .