DAAWO : Xisbiga Kulmiye Oo War Ka Soo Saarey Kulankii Dhex Maray Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka
Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey kulan laba habeen ka hor madaxtooyada ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxda xibsiyada mucaaridka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan