DAAWO “Waddani Komishan Diid Maaha Ee Waa Doorasho Diid..” Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere
Hargeysa (Dalmar-News):- Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ka hadley mawqifka uu xisbiga Waddani ka taagan yahay arimaha doorashooyinka
Md Axmed Cabdi Dheere ayaa sheegay in Xisbiga Waddani aanu aheyn Kominshan Diid balse uu yahay Doorasho Diid
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan