DAAWO “Qaanuunka Lagu Shaqaynayaa Waa Kii Siyaad Barre , Madaxdeenu Horu Socodka Ayey Cuqdad Ka Qabaan …” Garyaqaan Guleed Dafac
Hargeysa (Dalmar-News):- Garyaqaan Guuleed Dafac gudoomiyaha xarunta xaquuqul iinsanka Somaliland ayaa shaaciyey dhaqan cusub oo ay la soo baxday xukuumadan talada haysaa kaas oo ah in golaha wakiilada dib loogu soo celiyo waxii xeerar ah ee xukuumad dabar ku noqon kara waxaana uu carabaaba afar xeer oo golaha wakiilada dib loogu soo celiyey kana mid yahay xeerka Booliska iyo xeerkii Duulistu
Sidoo kale Garyaqaan Guuleed Dafac waxaa uu sheegay in sharciyada iyo qawaaniinta lagu shaqeynayaa ay badankoodu yahiin kuwii dawladii Siyaad Bare ee kaliga taliska aheyd
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan