DAAWO : Madaxtooyada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Gudoomiye Ciro Kana Hadashay Xadhiga Xildhibaan Dhakool Sheegtayna In Xildhibaanku Gaf Ka Galay Somaliland
Hargeysa (Dalmar-News):- Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa ay durtaba ka jawaabtey hadalkii gudoomiye Ciro ee shalay waxaana warbaahinta hor yimid afhayeenka madaxtooyada oo warqad qoraal ka akhrinaya
Afhayeenku waxaa uu sheegay in xadhiga Xildhibaan Dhakool uu yahay mid sharci Ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan