DAAWO : Gudiga Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqay In Ayn Dooraho Gololayaasha ay Dib u Dhigeen+SABABTA
Hargeysa (Dalmar-News):- Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ugu dhawaaqeen in doorashooyinkii golaha wakiilada iyo deeganka in aaney xiligoodii dhaceen
Kominshanku waxaa ay warbaahinta u sheegeen sided qodob oo ka mid ah caqabaha sabab u ah in aaney doorashooyinku xiligoodii inoo dhicin waxaana qodobadaas ka mid ah .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan