DAAWO: Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Dacwad Ka Gudbiyey Mid Ka Mid Culimada Reer Hargeysa

0
699

DAAWO: Garyaqaan Guuleed Dafac Oo Dacwad Ka Gudbiyey Mid Ka Mid Culimada Reer Hargeysa

Hargeysa (Dalmar-News):- Garyaaq Guuleed Dafac ayaa waxaa dacwad ka gudbiyey Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah culimada reer Hargeysa isla markaana waxaa uu dacwada u gudbiyey Garyaqaanku xafiiska xeer ilaalinta gobalka Maroodi Jeex

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here