DAAWO : Faysal Cali Waraabe Oo Afka Furtay Kana Hadlay Shirkii Beelaha Garxajis ee soo Dhamaaday

0
769

DAAWO : Faysal Cali Waraabe Oo Afka Furtay Kana Hadlay Shirkii Beelaha Garxajis ee soo Dhamaaday

Hargeysa (Dalmar-Nws):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cal Waraabe ayaa waxaa uu sheegay inxiligii doorashada ay labada xisbi ee Waddani Iyo Kulmiye ay ka baxeen xayn daabkii siyaasada .

Faysal ayaa sheegay in ay taasi sabab u noqotey in labadii xisbi Maanta uu midna Buurta Gacan Libaax Fadhiisto midna uu Madaxtooyada fadhiisto

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://www.youtube.com/watch?v=rIodUNRSEsI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here