DAAWO : Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Bandhigay Fadeexadihii Ku Gadaamnaa Shirka
Hargeysa (Dalmar-News):- Afhayeenka Guud ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu si adag uga Hadley shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye dhawaan ku qabsadey magaalada Borama
Afhayeen Barkhad ayaa waxaa uu mid mid u soo bandhigay fadeexado uu sheegay in ay ku gadaamnayeen shirkaasi , sidoo kale waxaa uu si adag u dhaliilay hadalo madaxweyne Biixi ka soo baxay xili uu khudbad u jeedinayey xubnaha golaha dhexe
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan