Boodhka iyo Maamulka Telesom Group Oo munaasabad ballaadhan u sameeyay Ciise Maxamuud Faarax

0
290

Boodhka iyo Maamulka Telesom Group Oo munaasabad ballaadhan u sameeyay Ciise Maxamuud Faarax

Boodhka iyo Maamulka Telesom Group waxa uu munaasabad ballaadhan oo Mahadnaq iyo xilwareejin isugu jirta u sameeyay Ciise Maxamuud Faarax oo kamid ahaa Madaxda Shirkadda 23 sano ee u dambeeyay, isla markaana ahaa MADAXII HAWLGELINTA SHIRKADDA TELESOM (Operations Manager) muddo 13 sanno ku dhaw.

 

Sidoo kale, munaasibadan waxa barbar socday soo-dhawaynta maamulka cusub ee shirkadda oo ay ka mid yihiin Faarax Sugaal Guure, Telesom Group CEO. Maxamuud Cabdiraxmaan Gadhyare; Ku-xigeenka Telesom Group CEO, ahna Madaxa Hawlgelinta Telesom iyo Maxamed Isaaq Cilmi, Ku-xigeenka Madaxa Hawlgelinta Telesom.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here