Guddomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Kulan Laqaatay Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Dalalka Yurub Iyo Ingiriiska

0
626

Guddomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Kulan Laqaatay Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Dalalka Yurub Iyo Ingiriiska

Gudomiyaha xisbiga shacabka somaliland ee WADDANI MdDr.Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi (Cirro) oo wali ku dhexe jira safarkii samawade WADDANI-UK ayaa maanta wuxuu kulan laqaatay xildhibaano ka tirsan barlamaanka dalalka eurpe iyo uk kulanka ayaa lagaga wada hadlay waxyaabo badan oo khuseeya arimaha jamhuuriyada somaliland gudomiye cirro xaga xisbiga waddani waxaa ku wahelinaayey gudomiyaha xisbiga waddani uk mudane maxamed cali kulankaas maanta magaalada london ku dhex maray dr cirro iyo xidhibaanada isugu jiray barlamaanada europe iyo dalka uk ayaa si fiican laysula fahmay arimihii lagaga wada hadlay.

Image may contain: 2 people
Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here