Xulka Faransiiska oo u soo gudbay Wareegga 8-da koobka adduunka kadibmarkii uu 4-3 ugaga badiyay Argenitna
Kulankii ugu horeeyay ee wareegga 18ka ee ciyaaraha adduunka oo goordhow soo dhamaatay ayuu xulka Faransiiska 4-3 ugaga badiyey xulka Faransiiska.
Xulka Argentina ayaa noqday xulkii ugu horeeyay ee ku hara wareegga 16ka tartanka ciyaaraha adduunka sanadkan 2018.
Filo goor dhow faahfaahin ku saabsan ciyaarta Faransiiska iyo Argentina