Xidhiidhka Kubada Cagta Aduunka Oo War Ka Soo Saaray Tartanka Maamul Goboleedyada Somaliya

0
114

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta ee FIFA Gianni Infantino, ayaa bartriisa Instagram soo dhigay sawirro ay ka mid yihiin kuwii ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka dhacayey magaalada Muqdisho.

Infantino ayaa yiri:

Ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya iyo gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh oga socday garoonka Muqdisho istaadiyam iyadoo kulanka kama dambeysta ah ay isugusoo hareen Galmudug iyo Hirshabeelle oo iyadu dhibco ka heshay KG oo aysan la ciyaarin.