Dowladaha Turkiga iyo UK Oo Gaaray Heshiis La Xidhiidha Joojinta Muhaajiriinta

0
191

Dowladaha Britain iyo Turkiga ayaa ku heshiiyey inay wax kaga qabtaan kooxaha dadka tahriibiya ee loo yaqaano magafayaasha iyo wax ka qabashada tahriibka.

Iskaashiga waxaa ka mid ah in la xoojiyo wadashaqeynta lana kordhiyo wadaagga sirdoonka ee ka dhexeeya hay’adaha fulinta ee labada dal.

 

Voa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here