Muxuu Madaxwayne Mustafe Cagjar Ka Yidhi Hadalkii Abiy Axmed Ee Buurta Kaaraamardha?

0
211

Muxuu Madaxwayne Mustafe Cagjar Ka Yidhi Hadalkii Abiy Axmed Ee Buurta Kaaraamardha?


Muxuu Madaxwayne Mustafe Cagjar Ka Yidhi Hadalkii Abiy Axmed Ee Buurta Kaaraamardha?
April 8, 2023
SHARE0
Dhawaan ayay ahayd markii uu Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed uu goob fagaare ah oo uu kusoo bandhigayay buug uu qoray ka sheegay in loo baahan yahay in buurta Kaaraamardha taallo looga dhiso askartii Itoobiya kaga dhimatay dagaalkii 1977.

Shacabka Soomaalida ayaa aad uga falceliyay arrintan.

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa markii ugu horaysay ka jawaabay su’aashii ahayd taalada la sheegay in laga dhisayo buurta Kaaraamardha ee loo dhisayo dadkii itoobiya uga dhintay dagaalkii 1977 waxa uuna madaxweynuhu caddeeyay mowqifkiisa ku aadan arintaasi xilli uu ka hadlayay goob fagaare ah, isagoo sheegay in warkaasi aaanu jirin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here