Booliska Toronto Oo War Kasoo Saaray Dhallinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalaas

0
454

Booliska Toronto Oo War Kasoo Saaray Dhallinyaro Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Magaalaas

Booliiska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa sheegay inay xalliyeen dhamaanba kiisaska dhalinyaradii Soomaaliyeed ee lagu dilay magaaladaasi sanadkan 2022 iyo waliba kii hore ee 2021.

Hadalka booliiska ayaa imanaya xilli ay socdaan dedaallo ay wadaan jaaliyada Soomaalida, kuwaasi oo la xiriira sidii wax loo qaban lahaa dhibaatooyinka haysta dhalinyarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here