FAAHFAAHIN : Khasaaraha ilaa hadda gaaray Ciidamadda Ruushka.

0
483

FAAHFAAHIN : Khasaaraha ilaa hadda gaaray Ciidamadda Ruushka.

Wasiir ku xigeenka difaaca Ukraine ayaa soo saartay qiyaasta khasaaraha ay sheegtay in ciidamada dalkaasi ay u geysteen Ruushka ilaa hadda.

Ukraine waxay ku qiyaastay khasaaraha ilaa haatan gaaray militariga Ruushka i inay kala yihiin:

•4,300 oo dhimasho ah

•27 diyaaradood

•26 helikobtar

•146 taangi

•706 baabuurta gaashaaman ee dagaalka

• 49 madfac

•1 Nidaamka difaaca hawada Buk

• 4 Grad hababka riditaanka gantaallada badan

•30 baabuur

•60 booyadood

•2 diyaaradood oo drons-ka ah

•2 doomood

 

Bbcsomali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here