Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Raali Galin Buuxda Siiyay Shacabkiisa Ka Dib Eedaymo Loo Jeediyay

0
254

Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Raali Galin Buuxda Siiyay Shacabkiisa Ka Dib Eedaymo Loo Jeediyay

Boris Johnson waxa ku cadaatay in uu xaflado dhawr ah dhigtay mudadii dadka Ingiriiska la galiyay xaaladaha xanibaadaha buuxa gudaha iyo dibadda dalkaas.

Baarlamanka ayuu hor tegay Boris iyadoo halkaas ay xildhabaanada qaar dhaliilo xoogan usoo jeediyeen, isna uu is difaacay.

Raysalwasaaraha Ingiriiska ayaa raali galin buuxda wuxuu siiyay shacabka Ingiriiska isagoo ku tilmaamay waxa uu sameeyay trallaabooyin sharciga baal marsan balse uu ka xunyahay waxa dhacay iyo jawaabta uu ka bixyay labadaba.

Xildhibaanada baarlamanka Ingiriiska ayaa sheegay in jawaabta raysalwasaaruhu aanay ahayn mid ku filan falalka uu sameeyay balse ay tahay in uu is casilo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here