Midowga Musharixiinta Oo Caddeeyay Mowqifkooda Qodabadii Kasoo Baxay Shirkii G/Wadatashiga Qaran

0
317

Midowga Musharixiinta Oo Caddeeyay Mowqifkooda Qodabadii Kasoo Baxay Shirkii G/Wadatashiga Qaran

Midowga Musharixiinta ayaa ka hadlay shirka lagu soo gabagabeeyay Muqdisho, kaasi oo go’aanno looga gaaray murankii ka taagnaa arrimaha doorashooyinka dalka.

Golaha Midowga musharixiinta ayaa soo dhaweeayy go’aanada kasoo baxay shirka Muqdisho lagu soogabagabeeyay, kadib war murtiyeed ay soo saareen Goluhu.

Hoos ka akhriso War-saxaaafadeedka kasoo baxay Midowga Musharixiinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here