Faah Faahin Kasoo Baxeysa Dagaal Khasaaro Dhaliyey Oo Ka Dhacay Matabaan

0
285

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya oo habeenimadii xalay aheyd ka dhacay degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in dagaalka uu ka dambeeyay, kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida dowladda oo ka Gadoodsan Mushaar la’aan ay weerar ku qaadeen Bar Koontarool oo lagu qaado lacag, taasi oo ku taalla duleedka Matabaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here