Abiy Ahmed“TPLF Waxay Doonayaan In Ay Itoobiya Ka Dhigaan Sida Liibiya Iyo Suuriya”

0
585

Abiy Ahmed“TPLF Waxay Doonayaan In Ay Itoobiya Ka Dhigaan Sida Liibiya Iyo Suuriya”Iyadoo ay ku began tahay 3 November oo ah markii uu  sanad ka hor waqooyiga Itoobiya uu dagaalku ka qarxay ayaa xaladaha hadda taagan ee dalakasi si kulul kaga hadlay Ra’iiusl Wasaaraha dalasi Abiy Ahmed.SASSAASS

Abiy Axmed ayaa sheegay in Jabhadda hubeysan ee TPLF ay  diideen xabbad joojintii, waxaaana taa bedalkeeda ay doorteen in doonayaan in ay Itoobiya ka dhigaan sida Liibiya iyo Suuriya.

Ra’iisul Wasaaraah Itoobiya sidoo kale waxaa uu ka hadlay dahcdooyinkii ay TPLF ku laayen qaar ka mid ah Ciidanka Millateriga Itoobiya, waxaan uu sheegay in fal dhagareysan ay ku kaceen xoogagga Tigreyga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here