Magacyada Kuraasta Aqalka Sare Magaalada Jowhar Ee Maanta Lagu Dooranayo

0
247

Magacyada Kuraasta Aqalka Sare Magaalada Jowhar Ee Maanta Lagu Dooranayo

Waxaa maanta maalintii labaad lagu qabanayaa magaalada Jowhar doorshada xubnaha Aqalka Sare ku metelaya Hirshabelle kadib xalay markii la doortay saddex Senatar.

Maanta ayaa waxaa la filayaa in sidoo kale la doortay Saddex Sanoter, iyadoo maalinta berito ah loo soo geba-gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee degaannada Hir-Shabeelle, waxaana musharixiinta Maanta ku tartami doona Saddex kursi ay kala yihiin.

Kursiga ugu xiisaha badan ee maanta lagu doorashadiisu ay ka dhici doonto Jowhar ayaa waxaa ku tartami doona.

 

1: Dr Cismaan Maxamuud Dufle
2: Ambass; Maxamuud Axmed Nuur tarsan
3: Raage Xasan Xuute

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here