Toogasho Ka Dhacday Dalka Maraykanka Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay Toogashadaasi

0
498

Toogasho Ka Dhacday Dalka Maraykanka Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay Toogashadaasi

Booliska Mareykanka ayaa sheegay in 5 qof oo ay ku jiraan labo caruur ah ku dhinteen toogasho ka dhacday gobalka South Carolina ee dalkaas.

Booliska ayaa intaas ku daray in qof kale dhaawac halis ah kasoo gaaray weerarka loona qaaday isbitaalka.

Booliska ayaa mar danbe soo qabtay qof lagu tuhunsanyahay inuu weerarka geystay  oo ku dhuumaaleysanaayay guri u dhaw goobta ay wax ka dhaceen.

Dadka dhintay waxa ugu weyn qof 70 jir ah waxaana u yar cunug jira 5 sano sida lag soo xigtay laamaha denbi baarsita ee Mareykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here