lix wadan oo joojiyey talaalka covid 19 ka dib markii dad lagu Talaalay dhiigoodu Xinjiroobay qaar kalena ku galeen xaalad khatara

0
537

lix wadan oo joojiyey talaalka covid 19 ka dib markii dad lagu Talaalay dhiigoodu Xinjiroobay qaar kalena ku galeen xaalad khatara

lix  wadan oo  Danmark ka mid tahay  ayaa joojiyay isticmaalka tallaalka corona ee AstraZeneca, ka dib Markii dad lagu talaalay talaalka dhiigoodu u noqday xinjiro  hal qof na u ku dhintay dhibaatada talaalkan dadka u gaystay

wadamada  shanta ah ee joojiyey ayaa kala ah  denmark Austria, Estonia, Lithuania, Luxembourg iyo Latvia. Waxay ku wargelinaysaa Euronews sida uu sheegayo Ritzau.

Ma cadda in tallaalku uu leeyahay sababta tooska ah ee xinjirowga dhiigga iyo dadka lagu duray ay qabeen xanuuno diidaya talaalka waxa se socda baadhitaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here