Wasaaradda waxbarashada JSL Oo Soo Saartay Qodobo Lagu Hubinayo Heerka Aqooneed Ee Musharaxiinta
Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa soo saartay hab-raac 15 qodob ka kooban oo lagu hubin doono heerka aqooneed ee musharaxiinta doorashooyinka golayaasha wakiiladda iyo deegaanka ee qabsoomi doona bisha 31/May/2021-ka.
Hab raacan Halkan Hoose ka akhriso