Dowlada Jabuuti Oo  Dhankeeda War Ka Soo Saartay Warbixintii Laga Soo Saaray Khilaafka Kenya Iyo Somaliya

0
510

Dowlada Jabuuti Oo  Dhankeeda War Ka Soo Saartay Warbixintii Laga Soo Saaray Khilaafka Kenya Iyo Somaliya

Jabbuuti ayaa sheegtay in warbixintii laga soo saaray khilaafka Kenya iyo Soomaaliya ahayd mid loo diyaariyay hab dhexdhexaad ah taas oo ku salaysan xogihii laga helay labada dhinac ee Soomaaliya iyo Kenya.
Jabbuuti ayaa iska fogaysay eeddii Dawladda Federaalka ee ahayd in ay la safatay Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here