Xasan Cali Khyre Oo Kulamo Siyaasadeed Ka Bilaabay Magaalada Nairobi

0
403

Xasan Cali Khyre Oo Kulamo Siyaasadeed Ka Bilaabay Magaalada Nairobi

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, islamarkaana ah Musharax Madaxweyne ayaa xalay waxaa uu gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Joma Kenyatta ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin iyo dad kale.

R/Wasaarihii hore ee Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu kulamo siyaasadeed uu ka bilaabay Magaalada Nairobi, isagoona la kulmi doono xubno ka tirsan dowladda iyo siyaasiyiin mug leh oo ku sugan magaalada Nairobi.

Waa safarkii labaad uu Kheyre ku tago wadamada deriska la ah Somalia, isagoona ujeedkiisa yahay olole doorasho uu ka bilaabay dalka Jabuuti iyo Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here