TACSI : Allah ha U Naxariiste Cali Khaliif Galaydh Oo Jigjiga Ku Geeriyooday

0
921

TACSI : Allah ha U Naxariiste Cali Khaliif Galaydh Oo Jigjiga Ku Geeriyooday

Waxaa Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Degaanka Soomali Galbeed ku Geeriyooday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Cali Khaliif Galleydh.

Waxaa wararku ay sheegayaan in uu u geeriyoday Xanuun kusoo booday marxuumka, xilii uu joogay Magaalada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad Degaanka Soomaali galbeed.

Marxuumka ayaa horay waxaa uu xilal uga soo qabtay Dalka Soomaaliya, waxaana mar uu ahaa hoggaamiyaha maamulka la magac baxay Khaatuma State oo ka arrimin jiray Gobolada Sool iyo Sanaag, waxaana uu Soomaaliya uu Ra’iisul Wasaare ka ahaa intii u dhaxaysay  8-dii October 2000 ilaa 28-kii October 2001-dii.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here