Xukuumadda Somaliland Ayaa Ganaaxa Lacageed Dul Dhigtay Telefishanada Universal Iyo Star Oo Hore Xukuumadu u xidhay.
Warqad kasoo baxday wasiirka warfaafinta somaaliland oo uu ku saxeexnaa Agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta mudane mukhtaar maxamed ali ayaa lagu qeexay in lagu ganaaxay Tv Universal lacag dhan 15 kun oo dollar halka star tv lagu ganaaxay lacag dhan 5 kun oo dollar.