NAXDIN : Markab Taagnaa Xeebta Baraawe Oo La Weeraray

0
663

NAXDIN : Markab Taagnaa Xeebta Baraawe Oo La Weeraray

Baraawe (Dalmar-News):- Wararka ka imanaya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabab ay hubka hoobiyaha ah ku weerareen markab taagan xeebta magaalada oo saanad u keenay ciidamada AMISOM iyo kuw adalwdada Soomaaliya

Ilaa hadda ma cadda khasaaraha. Warar aanu ka helnay dadka deganaka ayaa sheegaya in ilaa saddex hoobiye ay maleeshiyada Al-Shabab ku tuureen badda, mana cadda in qaar ka mid ah hoobiyayaashaasi lala helay markabka iyo in kale.

Ma jirto wax war ah oo kasoo baxay Ciidamada Dowlada iyo kuwa AMISOM oo ku saabsan weerarkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here