DAAWO ” Madaxweynuhu Taladii Ayuu Isku Koobay..” Muj Cali Guray
Hargeysa (Dalmar-News):- Muj Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu isku koobay taladii dalka .
Cali Guray ayaa tusaale u soo qaatey hadii ay laba islaamood ay is qabsadaan in aaney dhamaaneen ilaa xafiiska madaxweynaha ay gaadho oo uu madaxweynuhu go,aan ka gaadho
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka: