Baarlamaanka Masar oo cod u qaadi doona sharci waqtiga u dheereynaya Madaxweyne Sisi

0
597

Baarlamaanka Masar oo cod u qaadi doona sharci waqtiga u dheereynaya Madaxweyne Sisi

Mudanayaasha Baarlamaanka Masar in ay meel mariyaan qodobo sharciyeed ay ka mid tahay in waqtiga uu loolami karo loo kordhiyo madaxweynaha haya talada ee Cabdi Fatah Al-Sisi.

Hadii sharcigaan uu meel mariyo baarlamaanka maalinta bari ee talaado ah ayaa la qaban doonaa afti dadweyne bisha soo Socota,sida uu sheegay Afhayeenka baarlamaanka Masar.

Soo jeedinta sharci badalkaan ayaa hadii ay meel marto waxay u ogolaan doontaa in madaxweyne Sisi uu u loolamo xilka laba waqtii oo min lix sano ah.

Mudo xileedka Sisi ayaa ku eg sanadka 2022-da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here