DEG DEG : Somaliland Oo Ruqsadii Isgaadhsiinta Kala Noqotey Laba Shirkadood Oo Waawayn
Hargeysa (Dalmar-News):- Wasiirka wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa uu saaka ku dhawaaqey in xukuumada Somaliland ay go,aansatey inay ruqsadii isgaadhsiinta kala noqoto laba shirkadood uu jabiyey qodobadii heshiiska lagula galay
Wasiirka ayaa sheegay in labadan shirkadood oo kala ah National Link iyo Africa Online kadib markii ay bixin waayeen cashuurtii isgaadhsiinta